Xarunta Jaamacadda Galmudug State University waxaa lagu qabanaaya Barnaamish looga Hadlaayo Fahanka Kansarka Somaaliya oo ay iska Kaashanayaan Oasis cancer Hospital iyo Galmudug State University
waxaana waxaan soo jeedinaya Barnaamish ka Dr Sakariye oo ah Qabiir Cudurka Kansarka Daaweyntiisa kana Howlgala Oasis Cancer Hospital.
Goobta: Jaamacadda GSU
Waqtiga Shaqada: 4:00pm
Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Instagram:- https://www.instagram.com/galm.stateuniversity
Twitter:- https://x.com/state11059?s=21
Tiktok:- https://www.tiktok.com/@galmudug_state23
Youtube:- https://youtube.com/@gsu2014