Fahamka cilmi baarista
jaamacadda Galmudug State University oo kaa shanaysa Aqoon Yahano ka socda Hay’ada Somali Public Agenda waxay qabanaysa Fahanka Cilmi-baarista. Xafiiska Hormarinta iyo Cilmi-baarista Jaamacadda GSU wuxu Ardayda Jaamacadda u qabanaaya Cilmi-baarista waxbarashada iyo Cilmi-baaris Samaynta Siyaasadaha, waxana Soo Jeedinaaya Dr Aweys Ahmed oo ah Qabiir cilmi-baarista mudo Ka Shaqaynaayey. Farxiyo Maxamuud Xasan ah Cilmi-baare dhabka Dhaqaalaha iyo Xasiloonida. Goobta: Xarunta Jaamacadda Waqtiga: 06:00 PM Booqo degalladeenna kale ee bulshada Instagram:- https://www.instagram.com/galm.stateuniversity Twitter:- https://x.com/state11059?s=21 Tiktok:- https://www.tiktok.com/@galmudug_state23 Youtube:- https://youtube.com/@gsu2014


