Galmudug State University

Ololaha Fahanka Kansarka Somaaliya.

Xarunta Jaamacadda Galmudug State University waxaa lagu qabanaaya Barnaamish looga Hadlaayo Fahanka Kansarka Somaaliya oo ay iska Kaashanayaan Oasis cancer Hospital iyo Galmudug State University

waxaana waxaan soo jeedinaya Barnaamish ka Dr Sakariye oo ah Qabiir Cudurka Kansarka Daaweyntiisa kana Howlgala Oasis Cancer Hospital.

📍 Goobta: Jaamacadda GSU

🕐 Waqtiga Shaqada: 4:00pm

📌 Booqo degalladeenna kale ee bulshada

Instagram:- https://www.instagram.com/galm.stateuniversity

Twitter:- https://x.com/state11059?s=21

Tiktok:- https://www.tiktok.com/@galmudug_state23

Youtube:- https://youtube.com/@gsu2014

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top