Galmudug State University

Fahamka cilmi baarista

jaamacadda Galmudug State University oo kaa shanaysa Aqoon Yahano ka socda Hay’ada Somali Public Agenda waxay qabanaysa Fahanka Cilmi-baarista.

Xafiiska Hormarinta iyo Cilmi-baarista Jaamacadda GSU wuxu Ardayda Jaamacadda u qabanaaya Cilmi-baarista waxbarashada iyo Cilmi-baaris Samaynta Siyaasadaha, waxana Soo Jeedinaaya

Dr Aweys Ahmed oo ah Qabiir cilmi-baarista mudo Ka Shaqaynaayey.

Farxiyo Maxamuud Xasan ah Cilmi-baare dhabka Dhaqaalaha iyo Xasiloonida.

Goobta: Xarunta Jaamacadda

Waqtiga: 06:00 PM

📌 Booqo degalladeenna kale ee bulshada

Instagram:- https://www.instagram.com/galm.stateuniversity

Twitter:- https://x.com/state11059?s=21

Tiktok:- https://www.tiktok.com/@galmudug_state23

Youtube:- https://youtube.com/@gsu2014

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top