Galmudug State University

𝐊𝐚𝐧𝐬𝐡𝐨 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 & 𝐨𝐠𝐚𝐚𝐥 𝐤𝐚𝐬𝐛𝐚𝐬𝐡𝐨.

𝐊𝐚𝐧𝐬𝐡𝐨 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 & 𝐨𝐠𝐚𝐚𝐥 𝐤𝐚𝐬𝐛𝐚𝐬𝐡𝐨.

Xarunta Galmudug State University waxaa soo jeedin ku Qabanaya 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢-𝐧𝐮𝐮𝐫 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐢𝐫, oo ah aqoon-yahan & cilmi-baare.

Soo jeedintiisu, waxa ay ku saabsan tahey oo uu kaga Hadli doonaa saddex qodob oo ah:

𝟏. 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝟐. 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚

𝟑. 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚

Cabdi-nuur, waxa uu ka mid yahey aqoon-yahanka Soomaaliyeed ee wax ka bartey jaamacadda 𝐨𝐱𝐟𝐨𝐫𝐝 ee ku Taal Koonfur-bari dalka Ingiriiska.

📌 Booqo degalladeenna kale ee bulshada

Instagram:- https://www.instagram.com/galm.stateuniversity

Twitter:- https://x.com/state11059?s=21

Tiktok:- https://www.tiktok.com/@galmudug_state23

Youtube:- https://youtube.com/@gsu2014

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top