Galmudug State University

Dhismaha wadada Jaamacadda

Gudoomiyaha Jaamacadda GSU iyo Gudoomiyaha Degmada Cadaado ayaa maantay dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Jaamacadda Galmudug State University iyo Laami yaraha.
wadadan dhismaheeda waxaa iska kaashanaaya Jaamacadda GSU, Degmada iyo Ganacsatada dhulka ku leh hareeraha wadada.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top