Galmudug State University

BOOQASHADA GUDOOMIYAHA DEGMADA CADAADO

Guddoomiyaha Degmada Cadaado ayaa maanta kormeeray tababarka ka socda Jaamacadda GSU.

Tababarkan, oo loo qabtay ardayda fasalka 4aad ee dugsiyada sare ee Degmada Cadaado, ayaa ku saabsanaa sida loo soo koobo maadooyinka iyo habka loo diyaariyo imtixaanka.

Guddoomiyuhu waxa uu hadal kooban oo dhiirigelin ah u jeediyay ardayda ka qeybgalaysa tababarka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top